Category: Wararka

1 1,914 1,915 1,916 1,917 1,918 2,823 22992 / 33868 POSTS
Madaxwaynaha Faransiiska oo qaaday talaabo uu ku joojinayo rabshadaha dalkiisa

Madaxwaynaha Faransiiska oo qaaday talaabo uu ku joojinayo rabshadaha dalkiisa

  Madaxwaynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa balanqaaday mushaar kordhinta ugu yar iyo dhimista canshuurta, isagoo ka jawaabaya dib [...]
Dhinacyada colaadda Yemen oo isku mari la’ mustaqbalka dekedda Xudayda

Dhinacyada colaadda Yemen oo isku mari la’ mustaqbalka dekedda Xudayda

Dhinacyada ku dagaalamaya dalka Yemen ayaa isku mari la' mustaqbalka magaalada dekedda ah ee Xudayda, iyadoo shir ay soo qabanqaabisay QM uu uu ka soc [...]
Faysal Cali Waraabe ” Waxaan ka shaqaynayaa in m/wayne Farmaajo xilka laga qaado” (dhegayso)

Faysal Cali Waraabe ” Waxaan ka shaqaynayaa in m/wayne Farmaajo xilka laga qaado” (dhegayso)

Guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe oo lagu yaqaano hadalo xamaasadaysan oo aanu la gaban ayaa waxaa uu ka hadlay khilaafka ba [...]
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka [...]
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir B [...]
Musharrax Madaxweyne Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni oo La Kulmay Qaar Kamid ah Odayaasha Gaalkacayo (Sawiro)

Musharrax Madaxweyne Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni oo La Kulmay Qaar Kamid ah Odayaasha Gaalkacayo (Sawiro)

Dr. Siciid Cabdullaahi Deni oo ah Musharrax Madaxweyne Puntland ayaa Waxa uu kulan gaar ah kula qaatay Hotel Sugulle odayaasha iyo hal-doorka degmada [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
Musharrax Madaxweyne Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni oo Kulan La Qaatay Qaybaha Kala Duwan ee Bulshada Degmada Gaalkacayo (Sawiro)

Musharrax Madaxweyne Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni oo Kulan La Qaatay Qaybaha Kala Duwan ee Bulshada Degmada Gaalkacayo (Sawiro)

Musharrax Madaxweyne Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan degmada Gaalkacayo ayaa maanta 10 Dec, 2018 waxa uu kulan ballaaran la qaatay qa [...]
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, xarunta Daljir Caabudwaaq. Dhegays [...]
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Daahfuray Tallaalka Iyo Daaweynta Xoolaha ee Deegaanada Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Daahfuray Tallaalka Iyo Daaweynta Xoolaha ee Deegaanada Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 10 December 2018 waxaa uu daahfurey Tallaalka iyo daawe [...]
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Qaabilay Safiirka Turkiga Ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Qaabilay Safiirka Turkiga Ee Soomaaliya

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa kusoo dhaweeyay Danjiraha dawladda Turkigu usoo magaca [...]
Waxgaradka Punland oo soo dhaweyeey qodobada kaso baxay heshiiskiii dhuumay (dhegayso)

Waxgaradka Punland oo soo dhaweyeey qodobada kaso baxay heshiiskiii dhuumay (dhegayso)

Caaqil siciid Csimana Maxamuud Shanleyste oo ka mid ah waxgaradka Puntlan doo nagu soo booqday Xarunta radio daljir garoowe ayaa soo dhaweeyey heshii [...]
1 1,914 1,915 1,916 1,917 1,918 2,823 22992 / 33868 POSTS