Waxgaradka Punland oo soo dhaweyeey qodobada kaso baxay heshiiskiii dhuumay (dhegayso)

Caaqil siciid Csimana Maxamuud Shanleyste oo ka mid ah waxgaradka Puntlan doo nagu soo booqday Xarunta radio daljir garoowe ayaa soo dhaweeyey heshiisyadii laga gaaray colaadhihi dhumay iyo sidoo kale Taleex oo simadii galay ay ku guuleysteen Xalintoooda .

Caaqilka ayaa sidoo kale ka ayaa sidoo kale ka Hadlay fal shalay ka dhacay xarunta daljir bosaaaso kaas oo Agaasimaha guuud ee radio daljir lagu weerayay oo nin qori sita oo askari ah uu xabad ku riday .caaqilka ayaa cod dheer ku yiri waa in radio dljir rali galin laga siiya awixii dhacya lguna qadaa qofkii geystay .

Ugu danbeyntii caaqilka ayaa tabtay siyaasada cakiran ee ka soo cusboonaatay Mgaalada muqdisho wuxuuna ku baaqay in dawladnimada la Adkeeyo lagana hor ymado wixii dhib ku keenaya Halka uu Madaxda Xamar fadhida ugu baaqay inay la yimadan wax cad ooo bulshadu kul shaqeyso.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com