Faysal Cali Waraabe ” Waxaan ka shaqaynayaa in m/wayne Farmaajo xilka laga qaado” (dhegayso)

Faysal Cali Waraabe ” Waxaan ka shaqaynayaa in m/wayne Farmaajo xilka laga qaado” (dhegayso)

Guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe oo lagu yaqaano hadalo xamaasadaysan oo aanu la gaban ayaa waxaa uu ka hadlay khilaafka baarlamaanka Soomaaliya iyo mowshin ay xildhibaano katirsan baarlamaanka ay ka keeneen madaxwayne Farmaajo.

Faysal Cali Waraabe oo ka hadlayay magaalada Hargaysa ee xarunta Somaliland ayaa yiri.

“Farmaajo Soomaaliya oo dhan ayuu dhibaato ku yahay,waakaas,iyada oo Soomaaliya ay kala daadsan tahay xiriir la sameysanaya Wadadamada Ereteriya iyo Itoobiya,maamul Goboleedyada burburinaya,aniga xiriir ayaan Soomaaliya dad kala leeyahay waana kala Shaqeynayaa inay xilka ka qaadaan Farmaajo. ayuu yiri Feysal Cali Waraabe”

Hoos kadhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com