Category: Wararka

1 1,809 1,810 1,811 1,812 1,813 2,823 21732 / 33871 POSTS
Maanka Dadwaynaha iyo Mikroofanka Daljir iyo Fantastic (dhegayso)

Maanka Dadwaynaha iyo Mikroofanka Daljir iyo Fantastic (dhegayso)

Kusoo dhowaada barnaamijka Maanka Dadwaynaha oo ah barnaamij uu soo diyaariyo wariyaheena Maxamuud Cabdirisaaq Fantastic, kaasi oo looga hadlo xaalada [...]
Bulsho biyo la’aan ay ku haysato duleedka Garoowe (dhegayso)

Bulsho biyo la’aan ay ku haysato duleedka Garoowe (dhegayso)

Deegaanka Xamur ee duleedka Garoowe, waxaa ka taagan xaalad biyo la'aan ah oo soo wajahday dadkii hore abaarta ay u saamaysay, nolosha iminku waa side [...]
Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
Haddii Kenya ay horay u qaadatay dhulka NFD, maantana waa Jubbooyinka , haddaba maxaa beri xiga?

Haddii Kenya ay horay u qaadatay dhulka NFD, maantana waa Jubbooyinka , haddaba maxaa beri xiga?

Aqoonyahan Cabduqaadir Cali Salaymaan Camo ayaa waxaa uu ku tilmaamay go'aanka Kenya ay qaadatay mid sabab ay u tahay isku mashquulka badan ee Soomaal [...]
Danjirihii Soomaaliya ee Kenya Tarsan oo Muqdisho kusoo laabtay, kadib amar ka yimid Kenya

Danjirihii Soomaaliya ee Kenya Tarsan oo Muqdisho kusoo laabtay, kadib amar ka yimid Kenya

Danjiraha dowladda faderaalka Soomaaliya ee Kenya Maxamed Nuur Tarsan ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib go'aanka Kenya ay ugal [...]
Mareykanka oo gargaar u diray wadanka Venezuela

Mareykanka oo gargaar u diray wadanka Venezuela

Diyaaradaha militariga Mareykanka ayaa gaarsiiyay gargaar banii'aadantinimo oo loogu talagalay shacabka Venezuala, waxaana ay diyaaraduhu ka dageen xu [...]
Dowladda Soomaaliy oo dhoofinta xoolaha nool kala xaajoonaysa Sacuudiga

Dowladda Soomaaliy oo dhoofinta xoolaha nool kala xaajoonaysa Sacuudiga

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka dalka Mahdi Guuleed (Khadar), waxaa socdaalkiisa ku wehlinaya Wasiirka Maaliyada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle iyo Wa [...]
Saaka & Dunida iyo Jaamac cRaxmaan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Jaamac cRaxmaan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe nooga daa [...]
Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortaan inoo diyaariyey oo akhrinaya Ayaanle Cabdullaahi Jaamac [...]
Caawa & Daljir iyo Jaamac Cabdiraxmaan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Jaamac Cabdiraxmaan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
Wacaal daray ah: kenya oo xiriirka u jartay DFS

Wacaal daray ah: kenya oo xiriirka u jartay DFS

Dowlada Kenya ayaa dib ugu yeertay safiirkeedii dalka Soomaaliya iyadoo sidoo kale ku amartay safiirka dowlada Soomaaliya uga wakiilka ah dalka Kenya [...]
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, xarunta Daljir Caabudwaaq. Dhegays [...]
1 1,809 1,810 1,811 1,812 1,813 2,823 21732 / 33871 POSTS