Category: Wararka

1 1,808 1,809 1,810 1,811 1,812 2,823 21720 / 33871 POSTS
Caasha Geelle: “Haweenka Puntland waxay ku qayb iyo qoondo waayeen qallinka ragga” (dhegayso)

Caasha Geelle: “Haweenka Puntland waxay ku qayb iyo qoondo waayeen qallinka ragga” (dhegayso)

Caasho Geelle Diiriye oo ah wasiirkii hore ee hormarinta haweenka iyo arrimaha qoyska ee Puntland, ka horna soo noqotay mudane Baarlamaan oo isla Punt [...]
Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Maxamed Lakiman oo ku sugan xarunta Dalji [...]
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Garoowe, [...]
Dowladda Soomaaliya oo ka Jawaabtay hadalkii ka soo baxay Kenya (Daawo)

Dowladda Soomaaliya oo ka Jawaabtay hadalkii ka soo baxay Kenya (Daawo)

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyadoo ka jawaabeysa war-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Kenya waxay caddeyneysaa: 1. Dowladda Federaalka Soomaali [...]
Maxkamadda darajadda kowaad oo dil ku xukuntay rag dilay ganacsade (Daawo)

Maxkamadda darajadda kowaad oo dil ku xukuntay rag dilay ganacsade (Daawo)

Maxkamada Darajada 1aad ee Gobolka Bari Puntland ayaa Maanta waxaa la hor-geeyay eedeysanayaal loo heystay Dilkii Boosaaso loogu geystay 11kii Bishaan [...]
Madaxweynaha Puntland oo fariin u diray mucaaradka (Daawo)

Madaxweynaha Puntland oo fariin u diray mucaaradka (Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qado sharaf isbarasho ah u sameeyey Goleyaasha Dowladda Puntland sida Golaha Wakiil [...]
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Boosaaso(dhegayso)

Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Boosaaso(dhegayso)

Caweysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Maxamed Lakiman, kuna sugan xarunta Daljir Boosaaso. Dhegay [...]
Ciidamo ka tirsan AMISOM oo qarax lagula eegtay muqdisho

Ciidamo ka tirsan AMISOM oo qarax lagula eegtay muqdisho

Kolonyo Ciidamada AMISOM ayaa maanta qaraxyo miino lagula eegtay agagaarka Isgoyska Ex Koontarool Balcad ee degmada Huriwaa, iyadoo warar kala duwan k [...]
Wasiirka Warfaafinta oo Daah-furay heerka sare ee deeq-bixiyeyaasha ee taageeridda Istiraatiijiyadda Wacyi-gelinta Qaranka

Wasiirka Warfaafinta oo Daah-furay heerka sare ee deeq-bixiyeyaasha ee taageeridda Istiraatiijiyadda Wacyi-gelinta Qaranka

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka & Dalxiiska Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Daahir Maxamuud Geelle ayaa si rasmi ah u furay shirka hee [...]
Qaar Kamid Ah Golaha Wasiiradda Dowladda Puntland oo La Dhaariyey.

Qaar Kamid Ah Golaha Wasiiradda Dowladda Puntland oo La Dhaariyey.

Qaar Kamid ah Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland ee uu dhowaan soo magacaabay Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu dhaariye [...]
Muuqaalka Bulshada: Xiriirka Soomaaliya FkF Kenya (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada: Xiriirka Soomaaliya FkF Kenya (dhegayso)

  Kusoo dhowaada barnaamijka Muuqaalka Bulshada ee radio Daljir oo maanta looga hadlay xiriirka Soomaaliya iyo Kenya iyo xiisadda soo shaac ba [...]
1 1,808 1,809 1,810 1,811 1,812 2,823 21720 / 33871 POSTS