Danjirihii Soomaaliya ee Kenya Tarsan oo Muqdisho kusoo laabtay, kadib amar ka yimid Kenya

Danjirihii Soomaaliya ee Kenya Tarsan oo Muqdisho kusoo laabtay, kadib amar ka yimid Kenya

Danjiraha dowladda faderaalka Soomaaliya ee Kenya Maxamed Nuur Tarsan ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib go’aanka Kenya ay ugala baxday Soomaaliya danjiraheedii u joogay, iyadoona ku amartay danjiraha Soomaaliya inuu dalkiisa dib ugu laabto.

Kenya ayaa ka carootay soo bandhigii xogaha shidaal ee London, waxaana ay sheeganaysaa dhulka xeebaha ee Jubbooyinka inay iyada dhulkeeda uu ka tirsanyahay.

Dowladda Soomaaliya wali kama hadlin talaabada ay qaaday dowladda Kenya.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com