Category: Wararka

1 1,802 1,803 1,804 1,805 1,806 2,823 21648 / 33874 POSTS
Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya  Jaam [...]

Madaxweyne Waare:- “Qorshaha ka bixista AMISOM ee Hirshabelle Hurdo ka toos ayuu noo yahay”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle Dr; Maxamed Cabdi Waare, ayaa raja wanaagsan ka muujiyay in ay howlahooda nabad ilaalineed [...]
Galmudug oo gacanta ku dhigtay hub loo waday Kooxda alshabaab (Sawiro)

Galmudug oo gacanta ku dhigtay hub loo waday Kooxda alshabaab (Sawiro)

Taliska Nabadsugida ee Dowlad goboleedka Galmudug ayaa Magalada Dhuusamareeb oo ah Xarunta Gobolka Galgaduud waxa ay kusoo bandhigeen hub ay sheegeen [...]
Alshabaab iyo ciidamadda dowladda oo ku dagalamay Balcad

Alshabaab iyo ciidamadda dowladda oo ku dagalamay Balcad

Ciidamada dowladda iyo dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa xalay ku dagaalamay degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, iyadoo dagaalkii xalay uu socd [...]
Ciidamadda Burundi oo laga saarayo somaaliya

Ciidamadda Burundi oo laga saarayo somaaliya

Burundi ayaa maanta oo khamiis ah bilaabeysa in qeybtii u horeysay ee ciidankeeda ku sugan Gobolka Shabeellaha Dhexe la soo baxdo sida qorshaha ahaa, [...]
MARTISOOR: Xasan Jabhad iyo waayihiisii Jabhadda Xoreynta Soomaali Galbeed (WSLF) iyo wacyiga maanta iyo Jigjiga (dhegayso)

MARTISOOR: Xasan Jabhad iyo waayihiisii Jabhadda Xoreynta Soomaali Galbeed (WSLF) iyo wacyiga maanta iyo Jigjiga (dhegayso)

Aqoonyahan Xasan Cabdilaahi Ducaale (Xasan Jabhad) oo ah halgamaa taariikh dheer ku leh halgankii xoreynta Soomaali Galbeed kana soo qaybqaatay welina [...]
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Axm [...]
Shacabka Caabudwaaq oo garab u noqday dhismaha Waddada Wadnaha Gaalkacyo xilli weli la sugayo doorkii reer Gaalkacyo

Shacabka Caabudwaaq oo garab u noqday dhismaha Waddada Wadnaha Gaalkacyo xilli weli la sugayo doorkii reer Gaalkacyo

Aduunka shacab walba iyagaa dhista dhulkooda iyadoo siyaabo kala duwan ay uga qaybqaataan horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha, sida jidadka, garoomada [...]
Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Maxamed Lakiman oo ku sugan xarunta Dalji [...]
Xasan Jabhad: “Mustafa si kasta oo uu u dadaalo … madaxda Dowlad Deegaanka waxaa loo magacaabaa si ay u raalligaliyaan madaxda Addis Ababa” (dhegayso)

Xasan Jabhad: “Mustafa si kasta oo uu u dadaalo … madaxda Dowlad Deegaanka waxaa loo magacaabaa si ay u raalligaliyaan madaxda Addis Ababa” (dhegayso)

Aqoonyahan Xasan Cabdilaahi Ducaale (Xasan Jabhad) oo ah halgamaa taariikh dheer ku leh noocyadii kala duwanaa ee halgamadii loo soo galay xoraynta So [...]
Agaasimaha Madaxtooyada: “DFS mar walba diyaar bay u tahay in ay la kulanto madaxda Somaliland si dalka oo dhan looga hirgaliyo dib-u-heshiisiin dhab ah” (dhegayso)

Agaasimaha Madaxtooyada: “DFS mar walba diyaar bay u tahay in ay la kulanto madaxda Somaliland si dalka oo dhan looga hirgaliyo dib-u-heshiisiin dhab ah” (dhegayso)

Agaasimaha Warfaafinta ee Madaxtooyada Soomaaliya Md. Cabdinuur Maxamed Axmed ayaa wareysi uu caawa siiyey Radio Daljir waxa uu ku beeniyey warar si w [...]
Madaxweyne Farmaajo oo bogaadiyeey wadashaqaynta Federaalka & Somaliland

Madaxweyne Farmaajo oo bogaadiyeey wadashaqaynta Federaalka & Somaliland

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay bogaadineysaa sida Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Mudane Biixi Cabdi uu u aqbalay in Maamulkiisa iyo Dowladda [...]
1 1,802 1,803 1,804 1,805 1,806 2,823 21648 / 33874 POSTS