Category: Wararka

1 1,803 1,804 1,805 1,806 1,807 2,819 21660 / 33825 POSTS
Masuuliyiin ka tirsan maamulka Caabudwaaq oo kormeerey deegaanka Bilcilka (dhegayso)

Masuuliyiin ka tirsan maamulka Caabudwaaq oo kormeerey deegaanka Bilcilka (dhegayso)

Masuuliyiin katirsan Maamulka Caabudwaaq oo maal-mihii udanbeeyay wadey kormeer ay ku tagayaan deegaanada hoos yimaada magaalada Caabudwaaq ayaa maant [...]
Layrarkii Cadceedda Soolaraha ee Bosaso oo u dabar go’aya tuug iyo daryeel la’aan (daawo)

Layrarkii Cadceedda Soolaraha ee Bosaso oo u dabar go’aya tuug iyo daryeel la’aan (daawo)

Layrarka Cadceedda Soolaraha ee Bosaso aaya qarka u saaran inay dabar go'aan maadaama aanay jirin cid xil iska saarta inay ka warhayso ama ilaaliso. [...]
Bosaso oo kusoo badanaysa goobo si cajiib ah loogu shiido cabitaanka (daawo)

Bosaso oo kusoo badanaysa goobo si cajiib ah loogu shiido cabitaanka (daawo)

  Maxamuud Cabdi Ibraahim ayaa diyaariyay.       https://www.facebook.com/RDaljir/videos/2262028490531323/ [...]
Xisbiga Wadajir oo war ka soo saaray khilaafka siyaasadeed ee Somalia iyo Kenya (Daawo)

Xisbiga Wadajir oo war ka soo saaray khilaafka siyaasadeed ee Somalia iyo Kenya (Daawo)

Xisbiga Wadajir oo ka mid ah Xisbiyada siyaasadeed ee dalka ayaa war saxaafadeed ka soo saaray khilaafka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya, iya [...]
Nabadoonada Galmudug oo ka hadlay nabadeynta Gaalkacyo (dhegayso)

Nabadoonada Galmudug oo ka hadlay nabadeynta Gaalkacyo (dhegayso)

Nabadoon Yaasin Maxamed Gaani oo kamid ah waxgaradka Galmudug ayaa isago waraysi sinayeey radio daljir wuxu ka hadlay nabadaynta Gaalkcyo. Yaasin m [...]
Madaxweyne Farmaajo oo booqasho shaqo ugu ambabaxay dalka Burundi

Madaxweyne Farmaajo oo booqasho shaqo ugu ambabaxay dalka Burundi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Burundi, kaddib [...]
Ra’iisul Wasaare khayre oo daah-furay dhismaha waddooyinka Jowhar iyo Afgooye

Ra’iisul Wasaare khayre oo daah-furay dhismaha waddooyinka Jowhar iyo Afgooye

Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS)، mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta daah-furay mashruuca dhismaha waddooyinka isku xira M [...]
Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Gaalkacyo  (dhegayso)

Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Gaalkacyo  maanta idinkaga soo jeedi [...]
Ganacsatada qaadka kenya oo sheegay inay joojinayaan dhoofinta qaadka

Ganacsatada qaadka kenya oo sheegay inay joojinayaan dhoofinta qaadka

Iyadoo Khilaaf xoogan uu ka dhex taagan yahay dowladaha Somaliya & Kenya ayaa ganacsatada qaadka Kenya waxa ay ku hanjabeen inay joojinayaan qaadka ay [...]
Donald Trump oo u qeeylo-dhaamiyey Midowga Yurub

Donald Trump oo u qeeylo-dhaamiyey Midowga Yurub

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa UK iyo waddamada kale ee Yurub ee xiriirka kala dhaxeeyo u sheegay in dib ay ugu soo laabtaan dagaalka lagul [...]
Weerar Madaafiic ah oo lagu qaaday Saldhig Ciidamada Jabuuti ku leeyihiin Jalalaqsi

Weerar Madaafiic ah oo lagu qaaday Saldhig Ciidamada Jabuuti ku leeyihiin Jalalaqsi

Wararka ka imaanaya degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in weerar lagu qaaday Saldhig Ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka AMISO [...]
Ganacsade lagu dilay dalka koonfur africa

Ganacsade lagu dilay dalka koonfur africa

Koox burcad Koofur Afrikaan ah ayaa xalay magaalada Port Elizabethe waxay ku dileen muwaadin Soomalaiyeed oo ku ganacsanayay dalka Koofur Afrika Ma [...]
1 1,803 1,804 1,805 1,806 1,807 2,819 21660 / 33825 POSTS