Category: Wararka

1 1,726 1,727 1,728 1,729 1,730 2,821 20736 / 33843 POSTS
Madaxweynaha Puntland oo Qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Safiirka Jarmalka ee Soomaaliya

Madaxweynaha Puntland oo Qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Safiirka Jarmalka ee Soomaaliya

Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo saaka subaxnimadii hore safar dhulka ah kaga soo ambabaxay magaalada Boosaaso, soona [...]
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo u ambabaxay dalka Maraykanka

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo u ambabaxay dalka Maraykanka

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka Mareykanka. Xasan Cal [...]
Guddoomiyaha degmada Jariiban oo digniin udiray Hay,adaha ka howlgala degmada

Guddoomiyaha degmada Jariiban oo digniin udiray Hay,adaha ka howlgala degmada

Gudoomiyaha degmada Jariiban ee gobolka Mudug Maxamuud Maxamed Maxamuud Muufo ayaa maanta xafiiskiisa shir kula qaatay Shaqaalaa wasaaradaha kaladuwan [...]
Xulashada Daljir & IQra Siciid Xasan , Daljir  Bosaaso(dhegayso)

Xulashada Daljir & IQra Siciid Xasan , Daljir Bosaaso(dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee magaalada Bosaaso idinkaga soo jeedi [...]
Maamulka Hiirshabeele oo digniin cusub soo saaray (Daawo)

Maamulka Hiirshabeele oo digniin cusub soo saaray (Daawo)

Dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa uga digey hay’adaha samafalka inay musuqmaasuqaan deeqaha loogu talogalay shacabka ku nool Maamul Goboleedka Hirsha [...]
Xubno ka tirsan Guddiga dib u eegista Dasruurka oo kismaayo gaaray

Xubno ka tirsan Guddiga dib u eegista Dasruurka oo kismaayo gaaray

Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo siihayaha Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ahna wasiir ku xigeenka Dastuurka Dr. Hussein Abdi Elmi oo ay w [...]
Ciidamadda Amniga oo gacanta ku dhigay keydkii hubka  Alshabaab (Daawo)

Ciidamadda Amniga oo gacanta ku dhigay keydkii hubka Alshabaab (Daawo)

Ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa degaanka Ceelasha biyaha ka soo saaray waxyaabaha Qarxa oo badan oo lagu aasay xaafado ka mid ah Ceelasha [...]
Saaka & Dunida iyo Jaamac cRaxmaan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Jaamac cRaxmaan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe nooga daa [...]
Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortaan inoo diyaariyey oo akhrinaya Ayaanle Cabdullaahi Jaamac [...]
Warka DDM iyo Wariye Axmed Maxamed Nadiif (Daawo)

Warka DDM iyo Wariye Axmed Maxamed Nadiif (Daawo)

kusoo dhawadda Warka Warbaahinta Daljir (DDM) waxaana idin lasocodsinaya Wariye Axmed Maxamed Nadiif. Hoos kaga boggo wararki ugu dambeyey dal iyo [...]
1 1,726 1,727 1,728 1,729 1,730 2,821 20736 / 33843 POSTS