Guddoomiyaha degmada Jariiban oo digniin udiray Hay,adaha ka howlgala degmada

HomeWararka

Guddoomiyaha degmada Jariiban oo digniin udiray Hay,adaha ka howlgala degmada

Gudoomiyaha degmada Jariiban ee gobolka Mudug Maxamuud Maxamed Maxamuud Muufo ayaa maanta xafiiskiisa shir kula qaatay Shaqaalaa wasaaradaha kaladuwan

Garyaqaanka guud ee Puntland oo war ka soo saary khilaafka Gaas iyo Camey
Wacaal daray ah: Taliye Siciid dheere oo ku dhawaaqay in uu yahay Musharax Madaxweyne
Toos: Doorashadda Guddoomiye Kuxigeenka Baarlamaanka Puntland

Gudoomiyaha degmada Jariiban ee gobolka Mudug Maxamuud Maxamed Maxamuud Muufo ayaa maanta xafiiskiisa shir kula qaatay Shaqaalaa wasaaradaha kaladuwan ee Puntland, kuwaasoo ka hawlaga degmada Jariiban.

Shiraan ayaa looga hadlayey sidii maamulka degmada iyo shaqalaha kaladuwan ee dawladdu ay isugu xirmi lahayeen isla markaana u wadda shaqayn lahayeen.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale wuxuu ka hadlay Hay,adaha iyo ENGO,yada qandaraasyada ka qabanaya degmada Jariiban kuwaaso meel kale tartan kusoo galaya kadibna u tartamaya Shaqo laga qabanayo Degmo Jariiban wuxuuna sheegay inaysan taasi dhici doonin.
Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: