Category: Wararka

1 1,722 1,723 1,724 1,725 1,726 2,819 20688 / 33825 POSTS
Warka DDM iyo Wariye Xaawo Axmed Maxamed Garoowe (Daawo)

Warka DDM iyo Wariye Xaawo Axmed Maxamed Garoowe (Daawo)

kusoo dhawadda Warka Warbaahinta Daljir (DDM) waxaana idin lasocodsinaya Wariye Xaawo Axmed Maxamed wuxuna idin ka imaanaya istuudiyaha daljir ee Gar [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay danjiraha dalka Jarmalka ee Soomaaliya

Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay danjiraha dalka Jarmalka ee Soomaaliya

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kula kulmay xafiiskiisa wafdi ka socda dowlada Jarmalka oo ay hogaaminaysay safiirka w [...]
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. http://zeno-devlab.s3.amazonaw [...]
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka oo Guddoomiyay Shirka Tubta Siyaasadda Loo Dhanyahay (Daawo)

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka oo Guddoomiyay Shirka Tubta Siyaasadda Loo Dhanyahay (Daawo)

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeen, Mudane Mahadi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta gud [...]
Shir looga hadlayo Amniga oo Muqdisho ka furmay (Daawo)

Shir looga hadlayo Amniga oo Muqdisho ka furmay (Daawo)

Kulankaan waxaa diirada lagu saaray xaqiijinta Amniga deegaanadii ciidanka Xoogga dalka ay ka xoreeyeen Alshabaab waxaana ka qeyb galay hey’adaha ka s [...]
Baahiyaha Puntland iyo bisaylka siyaasadeed iyo dawladnimo ee looga fadhiiyo madaxweyne Deni.

Baahiyaha Puntland iyo bisaylka siyaasadeed iyo dawladnimo ee looga fadhiiyo madaxweyne Deni.

Madaxweynaha Puntland ee cusub hadda wuxuu xilka hayaa muddo saddex bilood ku siman, maalmana ka dhimmanyihiin, sidaasi oo ay tahay madaxweyne kasta o [...]
Hargaisa iyo ilbaxnimada Wargaisyada (Maqaal)

Hargaisa iyo ilbaxnimada Wargaisyada (Maqaal)

Horumarka Aadanaha ee qoraalka iyo akhriska, wararka la isku gudbiyo iyo guud ahaan warbaahinta waxaa ugu horraysay uguna facweyn ta xaashiyaha lagu q [...]
Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Kawada Hadlay Iskaashi Ciidamada Iyo Amniga.

Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Kawada Hadlay Iskaashi Ciidamada Iyo Amniga.

Wafdi ka socday Talyaaniga oo uu hoggaaminayey Wasiirka difaaca, Elisabetta Trenta uuna qayb ka ahaa Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Talyaaniga, Gen. E [...]
Madaxweynaha Puntland oo imaraadka u dhoofay (Daawo)

Madaxweynaha Puntland oo imaraadka u dhoofay (Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta safar shaqo ugu ambabaxay dalka Isutag [...]
Shirka Golaha afhayeenada Golayaasha xeer-dajinta soomaaliya oo Furmay (Daawo)

Shirka Golaha afhayeenada Golayaasha xeer-dajinta soomaaliya oo Furmay (Daawo)

Shirka Golaha afhayeenada Golayaasha xeer-dajinta soomaaliya oo socon doona mudo labo maalmood ah ayaa ka furmay Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntl [...]
1 1,722 1,723 1,724 1,725 1,726 2,819 20688 / 33825 POSTS