Shir looga hadlayo Amniga oo Muqdisho ka furmay (Daawo)

HomeWararka

Shir looga hadlayo Amniga oo Muqdisho ka furmay (Daawo)

Kulankaan waxaa diirada lagu saaray xaqiijinta Amniga deegaanadii ciidanka Xoogga dalka ay ka xoreeyeen Alshabaab waxaana ka qeyb galay hey’adaha ka s

Caaqil Siciid Shanlayste: ‘”Isimada waxaan leeyahay nin walba yuusun nin reerkiisa ah jeebka ku qaadan
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Warka Fiidnimo Cabdiraxmaan Xudeyfi, Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulankaan waxaa diirada lagu saaray xaqiijinta Amniga deegaanadii ciidanka Xoogga dalka ay ka xoreeyeen Alshabaab waxaana ka qeyb galay hey’adaha ka shaqeeya xasilinta iyo dowladaha taageera Soomaaliya.

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Fereraalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa soo dhoweeyay howlgalada ciidan ee lagu xoreynayo deegaanada Al-Shabaab ku sugan yihiin.

“Waxaan soo dhoweynayaa howlgalada ciidanka Xoogga dalka ay ka wadaan gobolka shabeelaha hoose, kaas oo la doonayo in dib loogu xoreeyo deegaanada ka maqan gacanta Dowlada” ayuu yiri Wasiir Sabriye.

Wasiirka ayaa sheegay inay si degdeg ah ugu shaqeynayaan xasilinta deegaanada la xoreeyay iyo in la gaarsiiyo adeegyada nolosha dadka muhiimka u ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: