Category: Wararka

1 1,715 1,716 1,717 1,718 1,719 2,823 20604 / 33871 POSTS
Sheeko dhex martay Fiqi iyo Muuse Yalaxow  (Akhriso)

Sheeko dhex martay Fiqi iyo Muuse Yalaxow (Akhriso)

Halkan kore waxaa ku sawiran fiqi oo muu jinaa banaankana keenay Muuse,waxaad markiiba maskaxdaada kusoo dhacaya waa maxay sababta ka danbaysaa ee fiq [...]
Dekeda Bosaaso oo laga hirgaliyah Nidaam cusub oo lagu diiwaan galinayo badeecadaha laguna qaadayo Canshuurta (dhegayso)

Dekeda Bosaaso oo laga hirgaliyah Nidaam cusub oo lagu diiwaan galinayo badeecadaha laguna qaadayo Canshuurta (dhegayso)

Wasaarada maaliyada dowladda Puntland ayaa sheegtay in ay dajisay qorshe cusub oo lagu diiwaan galinayo alaabta ka soo degta dekeda Bosaaso. Wasiir [...]
Wasiirka Tamarta Puntland“ Majiri doonto cid Puntland uga wakiil noqon doonta Shirarka looga hadlay arimaha Batroolka

Wasiirka Tamarta Puntland“ Majiri doonto cid Puntland uga wakiil noqon doonta Shirarka looga hadlay arimaha Batroolka

Wasiirka wasaarada Tamarta,Macdanta iyo Biyaha ee dowladda Puntland Axmed Tahran oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Bosaaso ayaa sheegay in dowladda [...]
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya War [...]
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir B [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
Warka DDM iyo Wariye Axmed maxamed Nadiif (Daawo)

Warka DDM iyo Wariye Axmed maxamed Nadiif (Daawo)

kusoo dhawadda Warka Warbaahinta Daljir (DDM) waxaana idin lasocodsinaya Wariye Axmed Maxamed Nadiif. Hoos kaga boggo wararki ugu dambeyey dal iyo [...]
Guddoonka Aqalka Sare oo qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub

Guddoonka Aqalka Sare oo qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub

Wafdigan ka socda Midowga Yurub oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa la kulmay guddoonka Aqalka Sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,iya [...]
Warka Fiidnimo iyo Maxamed Xasan Dhalo Daljir Cabudwaaq (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Maxamed Xasan Dhalo Daljir Cabudwaaq (dhegayso)

Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Maxamed Xasan dhalo oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Cabudwaaq. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/4 [...]
Wasiirka Amniga Puntland oo ka hadlay Amniga Puntland iyo Tacadiga ka dhanka ah Haweenka (Daawo)

Wasiirka Amniga Puntland oo ka hadlay Amniga Puntland iyo Tacadiga ka dhanka ah Haweenka (Daawo)

Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamad Maxamed Galan oo Waraysi sinayeey maanta Warbaahinta daljir ayaa ka hadlay howlgaladda Amaanka lagu xaqiijinayo iy [...]
Madaxweynaha Puntland oo La Kulmay Madaxda Shirkadda Fly Dubai.

Madaxweynaha Puntland oo La Kulmay Madaxda Shirkadda Fly Dubai.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu wehelinaayey Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Xuseen Cismaan Luga [...]
1 1,715 1,716 1,717 1,718 1,719 2,823 20604 / 33871 POSTS