Category: Wararka

1 1,704 1,705 1,706 1,707 1,708 2,824 20472 / 33879 POSTS
Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Boosaaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Boosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoo [...]
Kulan looga hadlayo Nidaamka federaalka oo Garoowe ka socda (Sawiro)

Kulan looga hadlayo Nidaamka federaalka oo Garoowe ka socda (Sawiro)

Xarunta PDRC ee Garoowe waxaa kasocda shir balaaran oo looga hadlayo nidaamka federaalka iyo Arrimo kale oo la xiriirka federaalka. Shirkan waxaa k [...]
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. [...]
Faahfaahin: Guddoomiyaha gobalka Bari oo ka badbaaday Qarax miino

Faahfaahin: Guddoomiyaha gobalka Bari oo ka badbaaday Qarax miino

Guddoomiyaha Gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays Dhedo ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyey Radio Daljir waxa uu kaga hadlay qarax saaka lala beegsaday ga [...]
Duqa Muqdisho oo amray in lagu banneeyo muddo labo asbuuc ah Machadka Boostada iyo Isgaarsiinta

Duqa Muqdisho oo amray in lagu banneeyo muddo labo asbuuc ah Machadka Boostada iyo Isgaarsiinta

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta amray in muddo labo asbuuc ah lagu banne [...]
Madaxweyne Ku-xeenka Puntland oo Qasriga Madaxtooyada Garoowe Ku Qaabilay Wefti uu Hogaaminayey Safiirka Dalka Yaman Ee Soomaaliya.

Madaxweyne Ku-xeenka Puntland oo Qasriga Madaxtooyada Garoowe Ku Qaabilay Wefti uu Hogaaminayey Safiirka Dalka Yaman Ee Soomaaliya.

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe [...]
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Amray Hirgelinta Iyo Fulinta Xeerka Kufsiga.

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Amray Hirgelinta Iyo Fulinta Xeerka Kufsiga.

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna ku-simaha Madaxweynha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa amray Hirgelinta iyo fulinta xeerka kofs [...]
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee ma [...]
Qoyskii Caasho ilyaas oo cadaalad darro uga guuray Magaaladda Gaalkacyo (Sawiro)

Qoyskii Caasho ilyaas oo cadaalad darro uga guuray Magaaladda Gaalkacyo (Sawiro)

Waxaa magaalada Gaalkacyo iyo Guud ahaan Soomaaliya ka baxay Qoyska Marxuum Caasho Ilyaas oo aheyd Gabadhii 12 jirka ee dilka iyo kufsiga loogu geesta [...]
Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta oo soo bandhigtay Halbeegyada u qabsoomay

Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta oo soo bandhigtay Halbeegyada u qabsoomay

Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada (WBIT) ayaa soo bandhigtay waxyaabihii uga qabsoomay halbeegyada Wasaaraddu ku leedahay Tubta Horuma [...]
Madaxweyne Farmaajo oo Qaahira kula kulmay Madaxweynihii hore ee Soomalaiya Cabdiqaasim Salaad Xassan

Madaxweyne Farmaajo oo Qaahira kula kulmay Madaxweynihii hore ee Soomalaiya Cabdiqaasim Salaad Xassan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Magaalada Qaahira ee dalka Masar kula kulmay Madaxweynihii h [...]
Ri’ dhali wayday iyo Wasaaradda Xannaanada Xoolaha oo ku jawaabtay in aysan lahayn qalab iyo goob lagu daweeyo toona (daawo)

Ri’ dhali wayday iyo Wasaaradda Xannaanada Xoolaha oo ku jawaabtay in aysan lahayn qalab iyo goob lagu daweeyo toona (daawo)

Neef ri' ah ayaa ku dhali wayday magaalada Bosaso, kaddibna markii aan la xiriirnay Wasaaradda Xannanada Xoolaha Puntland, xafiiskeeda Bosaso, waxa ay [...]
1 1,704 1,705 1,706 1,707 1,708 2,824 20472 / 33879 POSTS