Category: Wararka

1 1,561 1,562 1,563 1,564 1,565 2,821 18756 / 33843 POSTS
Maxkamada ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya oo  dil toogasho ah ku fulisay xubin ka tirsanaa Daacish

Maxkamada ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya oo dil toogasho ah ku fulisay xubin ka tirsanaa Daacish

Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Khamiis ah waxa ay xukun dil toogasho ah ku riday Xubin ka tirsanaa Daa [...]
Madaxweynaha Soomaaliya oo dib u celiyay Jinsiyaddii labaad iyo Baasaboorkii Mareykanka ee uu heystay.

Madaxweynaha Soomaaliya oo dib u celiyay Jinsiyaddii labaad iyo Baasaboorkii Mareykanka ee uu heystay.

Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dib u celiyay Jinsiyaddii labaad iyo Baasaboorkii Mareykanka ee uu he [...]
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo hambalyo udiray shacabka iyo dowladda Puntland

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo hambalyo udiray shacabka iyo dowladda Puntland

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa waxa uu dhambaal hambalyo ah udiray shacabka iyo dowladda Puntland munaasabadda xuska 1-da Augus [...]
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Axm [...]
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir G [...]
Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Garoowe(dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Garoowe(dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
Madaxweynaha Puntland oo ka qayb galay ciyaar kubadda cagta ah oo lagu maamusayeey 1-da ogoosto (Daawo)

Madaxweynaha Puntland oo ka qayb galay ciyaar kubadda cagta ah oo lagu maamusayeey 1-da ogoosto (Daawo)

Madaxweyne Deni ayaa galabta ka qeybgalay Ciyaar Kubadda Cagta ah oo lagu soo dhoweeynayo 1August maalintii la'asaasay Puntland, sidoo kale Madaxweynu [...]
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Kulan la qaatay Madaxa UNDP ee Soomaaliya.

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Kulan la qaatay Madaxa UNDP ee Soomaaliya.

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa xarunta Madaxtooyada dowladda Puntland ee Garoowe kulan kula qaatay [...]
Warka Fiidnimo Cabdiraxmaan Xudeyfi, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Fiidnimo Cabdiraxmaan Xudeyfi, Daljir Bossaso (dhegayso)

Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Cabdiraxmaan Xudefi oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. Hoos kaga bogo. https://soundcloud.com/u [...]
Madaxweynaha Koonfur galbeed oo xariga ka jaray dhismo cusub (Sawiro)

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo xariga ka jaray dhismo cusub (Sawiro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa xariga ka jaray Dhismaha Cusub Wasaaradda Tamarta iyo Kheyr [...]
Puntland oo 21 jirsatay! Qaybta 1aad |Warbixin Daawo|

Puntland oo 21 jirsatay! Qaybta 1aad |Warbixin Daawo|

Puntland waxa ay 6 sano maanta ka weyntahay Facebook, laakiin dhallinta Facebook la dhalatay ma mooganyihiin Puntland? War ma u hayaan waxa dhaliyey [...]
1 1,561 1,562 1,563 1,564 1,565 2,821 18756 / 33843 POSTS