Category: Wararka

1 1,326 1,327 1,328 1,329 1,330 2,823 15936 / 33871 POSTS
Wacaal Darey ah: Qoor Qoorkii ay dowladda wadatay oo loo doortay madaxweynaha Galmudug

Wacaal Darey ah: Qoor Qoorkii ay dowladda wadatay oo loo doortay madaxweynaha Galmudug

Axmed Cabdi Kaariye oo ahaa Madaxweynaha Dooran ee Galmudug ayaa sidii la filayay ku guuleystay doorashada Madaxweynaha Galmudug ee muranka badan ka t [...]
Maxkamada darajada 1aad ee gobolka Bari oo  la hor keenay eedeesanayaal (daawo)

Maxkamada darajada 1aad ee gobolka Bari oo la hor keenay eedeesanayaal (daawo)

Maxkamada darajada 1aad ee gobolka Bari ayaa maanta soo gabagabaysay garmaqalka kiiska eedeesanayaal katirsan wasaarada kaluumaysiga Puntland oo loo h [...]
Amniga dhuusamareeb oo la adkeyeey iyo doorashada oo maanta dhacaysa

Amniga dhuusamareeb oo la adkeyeey iyo doorashada oo maanta dhacaysa

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa lagu wadaa in Maanta oo Axad ah inay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Ga [...]
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Boosaaso inoo ka daadihinaya Wa [...]
Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortaan inoo diyaariyey oo akhrinaya Ayaanle Cabdullaahi Jaamac [...]
Goodax Barre fadlan iscasil!

Goodax Barre fadlan iscasil!

Taariikhdu marna waa barasho marna waa gacan-ku-hayn. George Santayana (1863—1952), caqliyahan qarnigii labaatanaad, ayaa laga hayaa ooraah oraneysay, [...]
Afhayeenka JWXO (ONLF) Caddaani Hirmooge oo Tuli Guuleed tagey

Afhayeenka JWXO (ONLF) Caddaani Hirmooge oo Tuli Guuleed tagey

Afhayeenka Jabhada Waddaniga Xoreynta Ogaadeeniya Caddaani Hirmooge ayaa markii ugu horreysay waxa uu booqasho ku tagay degamada TULI GUULEED ee gobol [...]
Daljir & BBCMA: BARAARUGA Haweenka | (Taxanaha 62aad daawo)

Daljir & BBCMA: BARAARUGA Haweenka | (Taxanaha 62aad daawo)

Ku soodhawaada oo nala dhegaysta Barnaamijka Baraarugga haweenk taxanihiisii 62aad, Waxaana si wadajir ah u soo jeedinaya Xaawo Axmed iyo Xasan Heykal [...]
Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland iyo wafdi wasiiro ah oo gaaray Magaaladda Ceelbuh ee gobalka Sanaag (Daawo)

Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland iyo wafdi wasiiro ah oo gaaray Magaaladda Ceelbuh ee gobalka Sanaag (Daawo)

Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland iyo Wasiiro ka tirsan Xukumadda Puntland oo Maalmahan kormeer iyo tirakoob Ciidamada ah ka waday gobalka Sanaag ayaa [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Boosaaso, [...]
Golaha Aqalka Sare oo ka dooday Hindise sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka

Golaha Aqalka Sare oo ka dooday Hindise sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka

Xubnaha Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulankooda 34aad ee kalfadhiga 6aad ayaa waxaa shir guddoominayay Guddoomiyah [...]
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, xarunta Daljir Caabudwaaq. Dhegays [...]
1 1,326 1,327 1,328 1,329 1,330 2,823 15936 / 33871 POSTS