Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Boosaaso, waxaana idiin daadihinaya Wariye Maxamed Xasan dhalo.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • yaasiin 2 months ago

    Gabadha wariyahaa ee duubaysay waraysiga shacabka ee ku saabsan waxbarashada, waxaa ka muuqata aqoon xumo saxaafadeed,.. heeso ayaa u daaran oo waraysigii dhagaysigiisa cuslaynaysa.