Category: Wararka

1 1,226 1,227 1,228 1,229 1,230 2,819 14736 / 33825 POSTS
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee ma [...]
Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka tacsiyeeyay geerida Cumar Cabdulle Shooli

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka tacsiyeeyay geerida Cumar Cabdulle Shooli

Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa ka tacsiyeeyay geeri [...]
Jubbaland oo digniin u dirtay ganacasatada

Jubbaland oo digniin u dirtay ganacasatada

Wasiirka wasaaradda ganacsiga maamulka Jubbaland mudane Cabdinuur Cali Aadan ayaa ugu baaqay ganacsatada deegaanada Jubbland gaar ahaan kuwa magaalada [...]
Madaxweyne Donald Trump oo joojiyeey dhaqaalihii la siin jiray WHO

Madaxweyne Donald Trump oo joojiyeey dhaqaalihii la siin jiray WHO

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu faray maamulkiisa in uu hakiyo dhaqaalaha la siinayo hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO. [...]
Madaxweynaha Puntland oo cafis u fidiyeey Maxaabis (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland oo cafis u fidiyeey Maxaabis (dhegayso)

Gudiga ka hortaga Coronavirus ee Puntland ayaa sheegay in Madaxweynaha Puntland cafis u fidiyey Maxaabiis ku xiran xabsiyada Puntland. Guddigu waxa [...]
Dowladda federaalka oo maamul gobaleedyada ugu deeqaysa dhaqaale looga hortago Covid19

Dowladda federaalka oo maamul gobaleedyada ugu deeqaysa dhaqaale looga hortago Covid19

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Feedraalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa amar ku bixiyay in dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Ban [...]

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso ( dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga daa [...]
Fanaanki Cumar Shooli oo Muqdisho ku geeriyooday (Daawo)

Fanaanki Cumar Shooli oo Muqdisho ku geeriyooday (Daawo)

Alaha u naxariisto Fanaanka Caanka ah Soomaaliyed Cumar Cabdulle Shoolli ayaa goordha ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Geerida fanaanka waxaa xa [...]
Farriinta Barakacayaasha Tuli Guuleed & xaaladda nolol xumo ee ay ku suganyihiin (dhegayso)

Farriinta Barakacayaasha Tuli Guuleed & xaaladda nolol xumo ee ay ku suganyihiin (dhegayso)

Mustaf waa barakace ka soo barakacay Tuli Guuleed. Waxa uu kamidyahay boqollaal kun oo Soomaaliyeed oo dhulkoodii iyo beerahoodii ay maleeshiyaadka Or [...]
TALOKEEN: Talooyin ku saabsan Amniga (dhegayso)

TALOKEEN: Talooyin ku saabsan Amniga (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Talokeen oo ah Barnaamij Cusub ana ku soo gudbino Waraysiyo ka talokeenaya aayaha dalka, dhan [...]
DFS oo Canshuur Dhaaf ku Dhawaaqday (Daawo)

DFS oo Canshuur Dhaaf ku Dhawaaqday (Daawo)

Dawladda Soomaaliya ayaa canshuur dhaaf u sameysay cunnada quutul daruuriga, si looga hor tago koror ku yimaada qiimaha maciishada, oo aysan saameyn [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Boosaaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Boosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir [...]
1 1,226 1,227 1,228 1,229 1,230 2,819 14736 / 33825 POSTS