Category: Wararka

1 1,159 1,160 1,161 1,162 1,163 2,823 13932 / 33871 POSTS
Boosaaso oo laga daahfuray xarun lagu baaro COVID-19 (dhegayso)

Boosaaso oo laga daahfuray xarun lagu baaro COVID-19 (dhegayso)

Wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa shalay magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland ka furtay shaybaarka lagu baaro caabuqa Covid19. Wasii [...]
Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Soo Bandhigtay Qorshaha Wada xaajoodka Dowlad Goboleedyada iyo Dowladda Federaalka ee Arrimaha Doorashooyinka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Soo Bandhigtay Qorshaha Wada xaajoodka Dowlad Goboleedyada iyo Dowladda Federaalka ee Arrimaha Doorashooyinka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta DFS ayaa shirka Guddi hoosaadka Golaha Wasiirrada ee Tubta Siyaasadda Loo Dhanyahay aya [...]
HORDHACA: Waraysi Wasiir Dhabancad oo Xasaasi ah & Xaalka PUNTLAND

HORDHACA: Waraysi Wasiir Dhabancad oo Xasaasi ah & Xaalka PUNTLAND

Wasiirka Arrrimaha Gudaha Puntland: Bartilmaameedsiga lagu hayo gudoomiyayaasha gobolada Puntland | Xaalka xisbiyada Puntland: KAAH ma adeegsataa hant [...]

Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inoo ka daadihinaya X [...]
Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya  xarunta Daljir Gaalkacy [...]
Warka Caweysin, Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Caweysin, Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka cawaysin, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan oo ku sugan xarunta Daljir ee Garoowe. [...]
Puntland: Ololaha tababarka dhalinyarada oo weli ka socda Garoowe (Muuqaal)

Puntland: Ololaha tababarka dhalinyarada oo weli ka socda Garoowe (Muuqaal)

Tababarkan oo ku saabsanaa horumarinta dhiirigelinta Hal-abuurka ganacsiga ee dhalinyarada iyo farsamooyinka suuqgeynta wax soosaarka dhalinyarada wax [...]
Taliska Booliska Qardho oo Raali galin ka bixiyeey dhacdo xalay ka dhacday duleedka Qardho (dhegayso)

Taliska Booliska Qardho oo Raali galin ka bixiyeey dhacdo xalay ka dhacday duleedka Qardho (dhegayso)

Qaarkamida Saraakiisha Boliska Gobolka Degmada Qardho Ayaa iiska Fogeeyey inay wax luga ku laahyeen Dhacdadoo Muuqaalka luuga Dubay Dhalinayaro ku Caw [...]
Madasha Xisbiyadda oo ka hadlay ujeedka kulanki Gudoomiye Mursal

Madasha Xisbiyadda oo ka hadlay ujeedka kulanki Gudoomiye Mursal

Xalay waxaa Magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Sheekh Shari [...]
Puntland: Wasaarada qorshaynta oo shaacisay dhaqangalka xeerka xog-Aruurinaha (Muuqaal)

Puntland: Wasaarada qorshaynta oo shaacisay dhaqangalka xeerka xog-Aruurinaha (Muuqaal)

Kulanka shaacinta xeerka xog aruurinaha iyo tirakoobka Puntland kaasoo ay hore u meel mariyeen golayaasha dowladu Madaxweynuhuna saxeexay dhamaadkii s [...]
Taliyaha Cusub ee Ciidanka kenya oo Muqdisho tagay (Sawiro)

Taliyaha Cusub ee Ciidanka kenya oo Muqdisho tagay (Sawiro)

Taliyaha Cusub ee Ciidamada Guud ee Kenya Janeraal Roberto Kibochi ayaa socdaal ku yimid deegaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose markii ugu horreysay [...]
Dowladda Soomaaliya oo diyaarineysa shaqaalaha la wareegi lahaa saadaasha iyo ka digista musiibooyinka

Dowladda Soomaaliya oo diyaarineysa shaqaalaha la wareegi lahaa saadaasha iyo ka digista musiibooyinka

Wasaaradda Gargaarka iyo Maareyn musiibooyinka DFS ayaa manta tababar u furtay shaqaale iyo qubaro loogu tala galay in ay ka shaqeeyaan xarumaha bixiy [...]
1 1,159 1,160 1,161 1,162 1,163 2,823 13932 / 33871 POSTS