Category: Barnaamijyada

1 622 623 624 625 626 650 7488 / 7800 POSTS
AKHRISO-Gudiga qabanqaabada xafladda caleemasaarka Madaxweyne Farmaajo.

AKHRISO-Gudiga qabanqaabada xafladda caleemasaarka Madaxweyne Farmaajo.

Muqdisho, Feb 14 2017-Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa magacaabay guddi ka kooban sideed xubnood oo [...]
DHEGEYSO-Warbixin ka hadlaysa faa’iidada Radiyuhu u leeyahay bulshada.

DHEGEYSO-Warbixin ka hadlaysa faa’iidada Radiyuhu u leeyahay bulshada.

Qardho, Feb 13 2017-Kulan wanaagsan ku soo dhowaada warbixin xiisa badan oo kahadlaysa faa'iidada Idaacaduhu u leeyihiin bulshada, waxaana Daljir Qard [...]
DHEGEYSO-Barnaamijkii xulashada iyo Jamaal Faarax Aadan.

DHEGEYSO-Barnaamijkii xulashada iyo Jamaal Faarax Aadan.

Galkacyo, Feb 13 2017-Kulan wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee xulashada Daljir oo idin kaga imaanaya magaalada Galkacyo waxaana soo [...]
DHEGEYSO-Xisbiyada siyaasadeed ee Muqdisho oo soodhoweeyey doorashada Farmaajo.

DHEGEYSO-Xisbiyada siyaasadeed ee Muqdisho oo soodhoweeyey doorashada Farmaajo.

Muqdisho, Feb 13 2017-Gudoomiyaha xisbiga midnimada qaranka Soomaaliyeed Yuusuf Cusmaan oo waraysi siinayey Daljir ayaa guul iyo isbedel ku tilmaamay [...]
DHEGEYSO-Puntland oo ka hadashay wadahadalada Khaatumo iyo Soomaaliland.

DHEGEYSO-Puntland oo ka hadashay wadahadalada Khaatumo iyo Soomaaliland.

Garoowe, Feb 13 2017-Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa si kulul uga hadlay hadalo ka soo yeerayey [...]
Maxaa ka soo baxay kulankii dhexmaray Madaxweyne Farmaajo iyo safiirka Talyaaniga.

Maxaa ka soo baxay kulankii dhexmaray Madaxweyne Farmaajo iyo safiirka Talyaaniga.

Muqdisho, Feb 13 2017-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa la kulmay safiirka dowladda Talyaani [...]
DHEGEYSO-Shacabka Galkacyo oo aan u kala harin taageerada madaxweyne Farmaajo.

DHEGEYSO-Shacabka Galkacyo oo aan u kala harin taageerada madaxweyne Farmaajo.

Galkacyo, Feb 09 2017-Shacabka kunool magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa siweyn usoo dhoweeyey madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed [...]
DHEGEYSO-Taariikh nololeedka AUN Madaxweynihii hore ee Puntland Cadde Muuse.

DHEGEYSO-Taariikh nololeedka AUN Madaxweynihii hore ee Puntland Cadde Muuse.

Boosaaso, Feb 09 2017-Magaalada Dubai ee isutagga Imaaraadka Carabta waxaa shalay ku geeriyoodey AUN madaxweynihii hore ee Puntland Gen Maxamuud Muuse [...]
DHEGEYSO-Barnaamijkii xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibrahim.

DHEGEYSO-Barnaamijkii xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibrahim.

Boosaaso, Feb 09 2017-Kulan wanaagsan waa maalinimo Khamiis ah kusoo dhowaada barnaamijkii duhurinimo ee xulashada Daljir, waxaana xarunta Daljir ee m [...]
Akhriso-Taariikhda madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C Farmaajo.

Akhriso-Taariikhda madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C Farmaajo.

Garoowe, Feb 09 2017-Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxaa caawa loo doortay Madaxweynaha 9aad ee jamhuuriyada Soomaaliya, Wuxuu ku dhashay magaalada Muq [...]
Madaxweynaha Puntland oo hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

Madaxweynaha Puntland oo hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa hambalyo u diray mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay barlamaanka Soomaaliya c [...]
DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Tallman.

DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Tallman.

Garoowe, Feb 09 2017-Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii subaxnimo ee saaka iyo dunida oo aad subax walba ka maqashaan xarumaha Daljir ay kule [...]
1 622 623 624 625 626 650 7488 / 7800 POSTS