DHEGEYSO-Taariikh nololeedka AUN Madaxweynihii hore ee Puntland Cadde Muuse.

Boosaaso, Feb 09 2017-Magaalada Dubai ee isutagga Imaaraadka Carabta waxaa shalay ku geeriyoodey AUN madaxweynihii hore ee Puntland Gen Maxamuud Muuse Xirsi (General Cadde).

Haddaba aqoonyahan Muuse Cali Jaamac ayaa Daljir uga waramay taariikhnololeedka Marxuumka waxaana waramaystay Xasan Jaylaani Cali.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com