Carruus Yaasiin Cabdicasiis oo Daljir uga waramay dareenkiisa dhir beeristii uu ka sameeyey Burtinle (dhegayso)

Carruus Yaasiin Cabdicasiis oo Daljir uga waramay dareenkiisa dhir beeristii uu ka sameeyey Burtinle (dhegayso)

Yasiin Cabdi Casiis waa 27-jir   dhawaan  ku aqalgalay degmada Burtinle ee gobolka Nugaal , waxaa uu dhowaan noqday carruuskii ugu horeeyey isaga iyo lamaanihiisa dhir beeris ka bilaaba degmada Burtinle, isagoo fulinaya go’aanka ay qaateen dhalinta reer Burtinle ee “Guurso, Geed Beer” oo lagu dhiraynayo magaalada Burtinle iyo tuulooyinka hoosyimaada.
Ol-olahan ayaa waxaa bilaabay dhalinyarada is-xilqaamay ee magaaladda Burtinle oo kusoo baxay ololaha bilic soo celinta ee magalaada Burtinle.
Wariye Maxamuud Faantaastic oo ku sugan Xarunta Daljir ee magaalada qardho ayuu ugawaramay dareenkiisa.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com