Camey oo Shuruud ku xiray Wadahaddalada Somaliland (dhegayso)

HomeWararka

Camey oo Shuruud ku xiray Wadahaddalada Somaliland (dhegayso)

Maalmaihii la soo dhaafay waxaa soo baxayey warar sheegayay in Xubno ka socda Beesha Caalamka ay wadaan waan waan ku saabsan sidii loo qaboojin lahaa

BADBAADO: Badbaadi bulshadaada, naftaada, diintaada, dhaqankaaga & jirintaankaaga (daawo | Taxanaha 11aad)
Warka Fiidnimo iyo Xaawo Axmed Maxamed, Daljir Garoowe (dhegayso)
Madaxtooyadda Somaliland oo u jawaabtay Guddoomiye Ciro (Daawo)

Maalmaihii la soo dhaafay waxaa soo baxayey warar sheegayay in Xubno ka socda Beesha Caalamka ay wadaan waan waan ku saabsan sidii loo qaboojin lahaa xiisada colaadeed ee u dhaxeysa Maamulada soomaaliland iyo Puntland ee ka taagan deegaanka tukaraq ee Gobolka Sool,balse waxaa beeniyey in Dowladda Puntland.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdi Xakiin Xaaji Cumar Cameey ayaa sheegay in aysan jirin xilligaan waan waan laga dhex wado iyaga iyo Maamulka Soomaaliland,isla markaana aysan jirin doonin wax wadahadal ah.

Waxa uu sheegay in Soomaaliland ay heysato deegaano badan oo Puntland ay leedahay sidaas daraadeedna uusan jiri doonin wadahadal ilaa Soomaaliland ay baneyso deegaanada Puntland ee Gobolada Sool iyo Sanaag.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: