Cali Khaliif Galaydh: “Puntland baa Nagu Duullaan ah … War Somaliland iyo Beesha Isaaqoow, War Adeerayaaloow Nala Garta oo Gacan na Siiya” (dhegayso)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Cali Khaliif Galaydh: “Puntland baa Nagu Duullaan ah … War Somaliland iyo Beesha Isaaqoow, War Adeerayaaloow Nala Garta oo Gacan na Siiya” (dhegayso)

Dadweynaha reer Buuhoodle oo aad uga dhiidhiyey khudbad Cali Khaliif jeediyey ayaa sameeyey dibadbax ballaadhan oo ay ku diidan yihiin cadaawadda Cali

AUN Cabdifataax Maxamed Cali (ina Rotman) iyo kulankiisii ugu danbeeyey ee saxaafadda Buuhoodle: “Puntland waa innaga, innaguna Puntland baan nahay”
Farriin Siyaasadeed: Ballanqaad Musharrax Cali Xaaji Warsame (dhegayso/daawo)
DAMACII DHUL-BALLAARSI & DARBIGII AQOONSIGA SOMALILAND OO KU DUMAY MAALMO KOOBAN & MURUQA SHACABKA

Dadweynaha reer Buuhoodle oo aad uga dhiidhiyey khudbad Cali Khaliif jeediyey ayaa sameeyey dibadbax ballaadhan oo ay ku diidan yihiin cadaawadda Cali Khaliif kaga dhawaaqay Caynaba. Cali Khaliif ayaa ka dhawaajiyey in loo baahanyahay in la qabto Buuhoodle iyo gobolka Cayn, si taasi u suurtagshana garab weydiistay maamulka Somaliland iyo beesha Isaaq.

Warbixinta hoose waxaa Buuhoodle ka soo diray Khadar Cawl Ismaaciil

Hoos ka daawo shirka jaraa’id ee Cali Khaliif Galayr qabtay asaga oo Soomaalilaan iyo beesha Isaaq ka codsaday in lagu duulo Puntland, yirina, “war adeerayaaloow nala garta oo gacan na siiya.” Qayb kamid ah ka sooqaybgalayaasha ayaa u riyaaqay hadalka Barafasoorka mar bare ka ahaa jaamacadda caanka ah ee Harvard University (Boston/Cambridge, USA), meesha qaar kale, markii kamerada lala raacay, uu aamus iyo amakaag ka soo haray.

Hoos ka daawo.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 5
DISQUS: