Cali Xaaji Warsame: Khilaafka Dekedda Bossaso iyo Heshiiska Issimadda Puntland (dhegayso)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Cali Xaaji Warsame: Khilaafka Dekedda Bossaso iyo Heshiiska Issimadda Puntland (dhegayso)

Siyaasi Cali Xaaji Warsame oo ku sugan magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ayaa Daljir uga waramay aragtidiisa ku aadan go' aankii isimada Puntland a

Puntland iyo kaganacsiga siyaasadda: Yaa xildhibaan kuu ah, yaa se Madaxweyne kuu noqon doona? (dhegayso)
Waraysi Madaxweyne Gaas – Qaybtii 1aad (Dhegayso)
DFS oo Madaxda Maamul Goboleedyada ka codsatay xisaabcelin caawimada DFS

Siyaasi Cali Xaaji Warsame oo ku sugan magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ayaa Daljir uga waramay aragtidiisa ku aadan go’ aankii isimada Puntland ay ka gaareen khilaafkii Dekeda Boosaaso.

Sidoo kale wuxuu sharcidaro ku tilmaamay guddi la sheegayo in magacaabistiisu ay ka socoto magaalada Garoowe kaas oo la sheegay in loo diyaarinayo xalinta khilaafaadka doorashada Puntland iyo weliba aragtidiisa la xiriirta doorasho ka dhacda Puntland iyo waddada ay tahay in loo maro.

Jamaal Faarax Aadan ayuu Cali Xaaji u warramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 3
DISQUS: