Puntland iyo kaganacsiga siyaasadda: Yaa xildhibaan kuu ah, yaa se Madaxweyne kuu noqon doona? (dhegayso)

Shacabka Puntland waddaniyiin ma yihiin? Danta dalkooda ma yaqaaniin? Dalkooda iyo dadkooda ma jecelyihiin oo ma u dhimanayaan?Xildhibaanada Puntland maxay dadka kale kaga duwanyihiin? Dalkooda ma ka war hayaan? Dadkooda ma ka war hayaan? Kuwa isticmaala ma yaqaaniin? Sida loo isticmaalo ma ka war hayaan? Sida loo isticmaali doono war ma ka hayaan? Ayagu ma iska warqabanaan? Adigu ma ka warqabtaa?

Musharraxa u sharraxan Madaxweyne Puntland asaga ma ka warqabtaa? Warkiisa ma haysaa? Waxa uu dadka iyo dalka la rabo dhegta weli ma u raaricisay. Qof ahaantiisa iyo dad la dhaqankiisa se?

Waa qaybtii 3aad ee riwaayadda Puntland iyo kaganacsiga siyaasadda .

Hoos ka dhegayso oo Daljir kala soco …

 

Qaybihii hore hoos ka dhegayso

Puntland iyo ganacsiga siyaasadda: Yaa xildhibaan kuu ah, yaa se wata musharraxa Madaxweyne? (dhegayso/daawo)

Puntland iyo siyaasadda ganacsiga Xildhibaanada: Yaa Xildhibaan kuu ah? Yaa aqallo jeexday? (dhegayso/daawo)

Hoos kadaawo


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com