Cabdow Baashane oo laga bixiyey diyadii lagu lahaa oo Burtinle loogu sameeyey Xaflad Sagootina ah

HomeWararka

Cabdow Baashane oo laga bixiyey diyadii lagu lahaa oo Burtinle loogu sameeyey Xaflad Sagootina ah

Burtinle: Cabdow Baashane Xareed oo Mudo Sanad ka badan Saldhiga Booliska Degmada Burtinle ugu Xirnaa Diyada Dad ku Dhintay Gaari uu Waday oo Shil ku galay Duleedka Degmada Burtinle ayaa ugu Danbayn lagu guulaystay in laga bixiyo Diyadaas laga siidaayo Saldhiga Waxaana xalay Degmada Burtinle loogu sameeyey Munaasabad Balaaran oo lagu Sagootinayey.

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo u yeeray Wasiirka Batroolka Somalia
Afhayeenka Dowladda Hose ee degmada Garoowe: “Maalin walba 2qof ayaa u dhinta Garowe Covid-19” (daawo)
Ra’iisul Wasaare Khayre oo tababar u Furay Ciidamada xoogga ee dhawaan laga Qaremeeyay deegaannada Galmudug

Burtinle: Cabdow Baashane Xareed oo Mudo Sanad ka badan Saldhiga Booliska Degmada Burtinle ugu Xirnaa Diyada Dad ku Dhintay Gaari uu Waday oo Shil ku galay Duleedka Degmada Burtinle ayaa ugu Danbayn lagu guulaystay in laga bixiyo Diyadaas laga siidaayo Saldhiga Waxaana xalay Degmada Burtinle loogu sameeyey Munaasabad Balaaran oo lagu Sagootinayey.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: