Cabdiraxmaan Cabdishakuur “Taageerayaashayda Puntland waa la xanibay” (Daawo)

HomeWararka

Cabdiraxmaan Cabdishakuur “Taageerayaashayda Puntland waa la xanibay” (Daawo)

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ah guddoomiyaha xisbiga Wadajir ayaa waraysi uu siiyay barnaamijka Martisoor ee Daljir waxaa uu sheegay in la xanibay taa

XULASHADA DALJIR | DEEQO LADAN BASHIIR | BOSAASO 23-JULY-2022
Warka Arooryo iyo Subeer Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Guddoomiyaha Gobalka Nugaal oo si kulul uga hadlay Caburinta shacabka Laascanood (dhegayso)

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ah guddoomiyaha xisbiga Wadajir ayaa waraysi uu siiyay barnaamijka Martisoor ee Daljir waxaa uu sheegay in la xanibay taageerayaashiisa Puntland inay soo dhowayn ay u sameeyaan.

 

Daawo Waraysiga Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Dhamaystiran

Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo u waramay Daljir ayaa ka hadlay sababta mar walba dowladdu u beegsato, doorkii uu ku lahaa in la rido Farmaajo sannadkii 2011 iyo qodobo kale oo xaasaasi ah.Daawo, share garee oo u gudbi saaxiibadaada Facebook.

Posted by Radio Daljir on Sunday, January 27, 2019

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: