Cabdikariin Qalbi-dhagax oo lagu soo dhoweeyey Bosaso  (dhegayso ) + sawiro

HomeWararka

Cabdikariin Qalbi-dhagax oo lagu soo dhoweeyey Bosaso (dhegayso ) + sawiro

Cabdikariin Qalbi-dhagax oo kasoo dhoofay magaalada Hargaysa ee xarunta Somaliland oo uu ku sugnaa baryahan ayaa soo gaaray magaalada Bosaso ee xarunt

Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Soomaaliya oo Golaha Ammaanka u gudbisay dacwad ka dhan ah Kenya
Dowladda Jabuuti oo beenisay in Madaxweynaha jabuuti uu Asmara ku laban doono

Cabdikariin Qalbi-dhagax oo kasoo dhoofay magaalada Hargaysa ee xarunta Somaliland oo uu ku sugnaa baryahan ayaa soo gaaray magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari, isagoo soo dhowayn kala kulmay bulshada magaalada Bosaso.

Muwaadinkan oo xubin sare ka ah jamhadda ONLF ayaa imaatinkiisa uu kusoo beegmayaa xilli jamhadda uu katirsanyahay ay dowladda Itoobiya ka saartay liiska aragagaxisada.

Waxaa uu sheegay socdaalkiisa inuu yahay mid uu ugu mahadcelinayo bulshada Soomaaliyeed, taageeradii ay siiyeen inuu xoriyaddiisa hello iyo sida ay uga dhiidhiyeen talaabadii ay dowladda Soomaaliya ugu wareejisay dowladda Itoobiya.

Dhegayso.

Hoos kadaawo sawirada

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: