Ciidamada Xasilinta Garoowe iyo dablay hubaysan oo ku dagaalamay bartamaha magaalada (dhegayso)

Ciidamada Xasilinta Garoowe iyo dablay hubaysan oo ku dagaalamay bartamaha magaalada  (dhegayso)

Taliyaha xasilinta gobolka Nugaal, Gen. Muxyadiin Axmed Muuse, oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa faahfaahin ka bixiyay iska hor imaad xalay saqdii dhexe dhex maray ciidamada amniga iyo dabley hubaysan oo ka ganacsada waxyaabaha maanka dooriya .

Taliyaha ayaa sheegay in weerarkan ay ku dhimatay haweeney xaamilo ah  oo ay haleeshay  xabadihii lays waydaarsaday ,waxaana ku dhaawacmay howlgalkan laba askari oo katirsan ciidamada .

 

Waa weerarkii ugu horeeyay oo ka dhaca magaalada Garoowe, kaas oo ay isga horyimaadaan koox Burcad ah iyo cidamada amniga.

Dhegayso.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com