Caawa iyo Daljir, Sabti, Jan 12, Cabdirisaaq Cali Cabdi ‘Silver’ ( Daljir Galkacyo)

Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya oo soo bandhigay dad ay siidaayeen Burcad-Badeed, Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya oo safar shaqo ku joogta Qadar, Wasaarasa Spot-ga Puntland waxay canbaaraysay qaabka loo xulay gudiga Olombikadda Soomaaliya, iyo ururka Suxufiyiinta Soomaaliya oo canbaareeyey tacadiyada loo geysto Saxaafadda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com