Caawa iyo Daljir, Sabti, 4, May-2013, Jaamac Cabdiraxmaan Axmed (Daljir Galkacyo)

Madaxweynaha Soomaaliya oo dib ugu laabtay Muqdisho, guunka ku tilmaamay shirkii IGAD, Hay’ada Wadooyinka Puntland oo ku baaqday dib u habaynta Wadooyinka Puntland, Ahlusuna oo sheegtay inaysan ka qaybgeli doonin shirka London, Hawlgalo amaan oo laga sameeyey Beledweyne iyo nin dad rayid ah kulaayey Balan Balle oo la qabtay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com