Caawa iyo Daljir Dec 20-2012, Khadar Cawl Ismaaciil ( Daljir Buuhoodle )

?

Sanad guuradii 69 ‘aad ee aasaaska ciidanka Bilayska Soomaaliya oo laga Xusay dalka Soomaaliya, Maxaad ka taqaan taariikhda iyo marxaladihii uusoo maray Bilayska Soomaaliya,Iska horimaadyo u dhexeeya ciidamo kuwada sugan kismaayo oo maanta ka dhacay halka loo yaqaano Dalcada oo ku taala Kismaayo,Saraakiisha ciidamada Buuhoodle oo wacyigelin nabadgelyo ku tegey Waqooyiga gobolka, Jaaliyada Gobolka Sanaag ee dalka Maraykanka oo wada mashruuc wax lagu barayo gabdhaha magaalada Badhan.
?
?

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso abaalmarin AMAL Bank. "AMAL BANK. YOUR FUTURE. OUR MISSION."

AMAL Bank ku Dirso, ku Keydso, ku Maalgasho! Hadaba si aad u hesho abaalmarin AMAL BANK qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]
AMAL Bank. "Your Future. Our Mission"

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0