HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir Axad, Nov 18_ Cabdifataax Cumar Geeddi_Nairobi Kenya

Qarax sababay dhimashada 6 ruux iyo dhaawaca 30 kale oo ka dhacay xaafadda Islii ee Nairobi, Puntland oo bilawga sannadda 2013-ka laga mamnuuci doono Bacaha iyo Caagadaha, Xubno ka tirsan Al-shabaab oo lagu qabtay Galkacyo & Boosaaso, iyo Ciidanka Badda Puntland oo qabtay Markab Shamiito Dhacday ku daadiyey Xeebaha Puntland

Muqdisho oo maanta laga xusay sannadguuradii 11aad ee aasaaskii Puntland. [Akhris …]
Puntland oo ka hadashay heshiis la sheegay inay maleeshiyada Maxamed Saciid Attam ay la galeen Al-Shabaab.
Dawladda federaalka oo sheegtay inay ku wajahan tahay Shabeelaha Hoose; wadooyinka isku xira Muqdisho iyo Afgooye oo xiran.

?

Qarax sababay dhimashada 6 ruux iyo dhaawaca 30 kale oo ?ka dhacay xaafadda Islii ee Nairobi, Puntland oo bilawga sannadda 2013-ka laga mamnuuci doono Bacaha iyo Caagadaha, Xubno ka tirsan Al-shabaab oo lagu qabtay Galkacyo & Boosaaso, iyo Ciidanka Badda Puntland oo qabtay Markab Shamiito Dhacday ku daadiyey Xeebaha Puntland
?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: