HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir, Axad, Feb 3,2013,,Cabdifataax Cumar Geedi ‘(Boorame)

Suldaan Muuse Faarax Muuse oo maanta lagu aasay magaalada Boosaaso, Madaxda iyo Isimada Puntland oo tacsi ka diray geerida Suldaan Muuse Onkod, Dawlada Puntland oo sheegtay inay soo qabanayso ragii diley Suldaanka, Ra;isal Wasaare Saacid oo la kulmay agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha.

10 soomaali ah oo ku dhintay dagaalo u dhexeeya shiicada iyo sunniga degan woqooyiga dalka Yeman
DHEGEYSO-Barnaamijkii Xulashada Daljir iyo Axmed Nadiif.
Baahin: Isniin, 5 AUG 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Macamed C Cali (Kooshin) ~ Daljir ~ Garowe

Suldaan Muuse Faarax Muuse oo maanta lagu aasay magaalada Boosaaso, Madaxda iyo Isimada Puntland oo tacsi ka diray geerida Suldaan Muuse Onkod, Dawlada Puntland oo sheegtay inay soo qabanayso ragii diley Suldaanka, Ra;isal Wasaare Saacid oo la kulmay agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: