HomeWararkaCAAWA & DALJIR

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Qardho (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Qardho, waxaana caawa inoo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI). Ka dhegayso barnaamijka caawa qodobo xiiso badan iyo gorfayn aad kaga dheragto arrimaha ka taagan Bariga Afrika. Hoos ka dhegayso.

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq ( dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Qardho, waxaana caawa inoo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI).

Ka dhegayso barnaamijka caawa qodobo xiiso badan iyo gorfayn aad kaga dheragto arrimaha ka taagan Bariga Afrika.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: