Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! ku soodhawaada barnaamijkii  Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir, Barnaamijku waxaa  uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir ee Gaalkacyo, waxaana idiin soo jeedinaya  Jamaal Faarax Aadan (JFA), qodobada ugu waawayn.

  • Dowladda iyo ganacsatada oo ku shiray Garoowe, go’aamo laga soo saaray sarifka iyo diidmada lacagta
  • Baarlamaanka Soomaaliya oo aqbalay raaligelintii wasiirka dastuurka
  • Taliyaha booliska Puntland oo ka hadlay amaanka Puntland

Kaga bogo Caawa iyo Daljir oo hoos kadhegayso.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com