Buuhoolde iyo halista caafimaad ee bulshada (dhegayso)

HomeWararka

Buuhoolde iyo halista caafimaad ee bulshada (dhegayso)

Sanadkii hore xiligaan oo kalle cuduro shubanka uu ka mid yahay ayaa dilay dad ka badan konton qof magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn. Was

Radio Daljir: Ramadaan Kareem
Madaxweynihii hore Kooxda K/cagta Real Madrid oo u geeriyooday cudurka Coronavirus
Ahlusunna oo ka hortimid Guddiga farsamada dhismaha ee Galmudug (Akhriso)

Sanadkii hore xiligaan oo kalle cuduro shubanka uu ka mid yahay ayaa dilay dad ka badan konton qof magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn.

Wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa soo saaray digniino bulshada ay u jeedinayso oo la xiriira halisaha caafimaad ee gobolka kajira.

Isku duwaha wasaaradda caafimaadka ee Puntland gobolka Cayn Dr Maxamuud Axmed Awle oo la hadlay radio Daljir ayaa ka hadlay halisaha caafimaad ee xiligaan jira.

Khadar Cawl ayuu u waramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: