Burtinle oo laga Daahfuray Xafiiska ururka Cadaalada iyo Hormarinta Bulshadda (Daawo)

HomeWararka

Burtinle oo laga Daahfuray Xafiiska ururka Cadaalada iyo Hormarinta Bulshadda (Daawo)

Munaasabadan oo is heer sara losoo qabanqaabiyey ayaa lagu daahfurayey xafiiska ururka cadaalada iyo hormarinta bulshada ee degmada Burtinle. Urukaan ayaa ka shaqaynaya Arrimaha bulshada sida la dagaalanka daragiska, xaalufinta degaanka, samafalka waxaana ka soo qaybgalay Nabdoono, siyaasiyin, haween iyo qaybaha kale ee bulshada ku dhaqan degmada Burtinle. Hoos kaga bogo Muqaalada.

Dowladda Somaaliya oo war kasoo saartay Shir ka dhacay Nairobi
Dowladda Soomaaliya oo kordhisey Qiimaha xajka ee Sannadkan
MAANHADAL: Maqaamka & Matalaada Muqdisho (dhegayso)

Munaasabadan oo is heer sara losoo qabanqaabiyey ayaa lagu daahfurayey xafiiska ururka cadaalada iyo hormarinta bulshada ee degmada Burtinle.

Urukaan ayaa ka shaqaynaya Arrimaha bulshada sida la dagaalanka daragiska, xaalufinta degaanka, samafalka waxaana ka soo qaybgalay Nabdoono, siyaasiyin, haween iyo qaybaha kale ee bulshada ku dhaqan degmada Burtinle.

Hoos kaga bogo Muqaalada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: