Burcad badeeda Nigeria oo  Afduubatay Markab siday Qamadi iyo shaqaalihii saarnaa

HomeWararka

Burcad badeeda Nigeria oo Afduubatay Markab siday Qamadi iyo shaqaalihii saarnaa

Koox burcad badeed aha ayaa   xeebaha dalka Nigeria waxa ay ka af duubteen Markab siday Qamadi oo aan ila iyo haatan la sheegin dalka uu u rarnaa .

Warkii Xulashada Daljir iyo Maxamed Laki Man (dhegayso)
Warka DDM iyo Wariye Xaawo Axmed Maxamed Garoowe (Daawo)
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaaliya oo ka hadlay Howlgal laga bilaabi doono dalka

Koox burcad badeed aha ayaa   xeebaha dalka Nigeria waxa ay ka af duubteen Markab siday Qamadi oo aan ila iyo haatan la sheegin dalka uu u rarnaa .

Markabkan ayaa waxaa saarnaa sida la sheegay 12 qof oo rakaab ah iyo 15 kamid ah shaqaalihii Markabka.

Ciidamada Nigeria oo watay doonyo dheereya kuna rakiban hub casri ah ayaa ku baxay kooxdii Markabka af duubatay si ay u soo bad baadiyaan.

Maalmihii udambeeyay waaxa xeebaha dalkaasi Nigeria ku soo badanayay af duubka Maraakiibta sida shixnadaha kala gadisan oo ku socdaalaya xeebaha dalkaasi.

Sanadkan aynu ku guda jirno ayay ahay markii  koox burcad badeed ah ay xeebahaasi ka afduubteen Markab ay saarnaayeen 11 qof .

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: