Bulshada Gobalka Sanaag oo FARRIIN u diray Madaxda Puntland (dhegayso | daawo)

Bulshada Gobalka Sanaag oo FARRIIN u diray Madaxda Puntland (dhegayso | daawo)

Siyaasiyiinta iyo bulshada gobolka Sanaag ayaa dowladda Puntland ugu baaqay in ay gacan bir ah ku qabato cid kasta oo raacsan maamulka Soomaaliland ee ka soohorjeeda midnimada ummadda Soomaaliyeed iyo tan shacabka Puntland.

Hormuudka bulshada Sanaag ay dowladda Puntland faraya in shacabka iyo gobolkaba ay gacan bir ah ku dhigto, oo gobolka Sanaag laga suuliyo wax kasta oo muujiinaya Soomaali-diidnimo.

Maxamed Jaamac oo ku magac dheer howl-kama-daale oo ku hadlaayay afka bulshada gobolka Sanaag ayaa wariye Faadumo Deggan Daahir uga waramay howlaha ka socda gobolka.

Hoos ka daawo Muqaalka Waraysiga.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com