Bosaaso oo laga furay xarunta Maareynta iyo daryeelka Covid-19 (Daawo)

Bosaaso oo laga furay xarunta Maareynta iyo daryeelka Covid-19 (Daawo)

Waxaa maanta magaalada Bosaaso laga furay Xarunta maaraynta iyo daryeelka covid-19 oo loogu talagalay in lagu hayo ama lagu daryeelo dadka uu haleelo caabuqa dilaaga Coronavirus.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com