Boqor Salmaan oo isbitaal la dhigay

HomeWararka

Boqor Salmaan oo isbitaal la dhigay

Boqorka Sacuudiga Carabiya Boqor Salmaan Bin Cabdulcasiis ayaa la dhigay isbitaal ku yaalla magaalada ku taalla badda cas ee Jeddah, si baaritaanno ca

Xulka 17 jirada Soomaaliya oo gaaray final-ka tartanka isreebreebka CECAFA
Putin oo xaalad dagaal ku soo rogay afar gobol oo uu Ukraine ka qabsaday
Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Boqorka Sacuudiga Carabiya Boqor Salmaan Bin Cabdulcasiis ayaa la dhigay isbitaal ku yaalla magaalada ku taalla badda cas ee Jeddah, si baaritaanno caafimaad loogu sameeyo, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee dowladda Sacuudiga Axaddii.

Wakaaladda wararka dowladda Sacuudiga ayaa soo xiganeysay bayaan ka soo baxay maxkamadda boqortooyada.

Warkan oo ah mid deg deg ah oo ay qortay wakaaladda wararka ee Reuter ayaan sidoo kale laga bixin faah-faahin dheeraad ah xaaladda Boqor Salaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: