Boosaaso oo laga daahfuray xarun lagu baaro COVID-19 (dhegayso)

Boosaaso oo laga daahfuray xarun lagu baaro COVID-19 (dhegayso)

Wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa shalay magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland ka furtay shaybaarka lagu baaro caabuqa Covid19.

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Puntland Dr Jamac Farax Xasan ayaa magaalada boosaaso kaga qaybgalay daahfurka shaybaarkan oo laga daahfuray qayb ka mid ah cisbitaalka Boosaaso.

Warbixin waxaa ka diyaarisay Wariye Faadumo degan Daahir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com