Boosaaso lagu qabtay Kulan looga hortagayo Cudurka Coronavirus (dhegayso)

Boosaaso lagu qabtay Kulan looga hortagayo Cudurka Coronavirus (dhegayso)

Maamulka gobolka bari iyo kan degmadda Bosaaso ayaa sidii loo dardargalin lahaa ka hortaga cudurka cronavirus ayaa waxa ay kulan la qaateen qaar kamida hawl wadeenada wasaarada caafimaadka gobolka bari.

Wariye Faadumo Degan ayaa Warbixintan Bosaaso ka soo jeedinaysa.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com