Boosaaso lagu qabtay Kulan looga hortagayo Cudurka Coronavirus (dhegayso)

HomeWararka

Boosaaso lagu qabtay Kulan looga hortagayo Cudurka Coronavirus (dhegayso)

Maamulka gobolka bari iyo kan degmadda Bosaaso ayaa sidii loo dardargalin lahaa ka hortaga cudurka cronavirus ayaa waxa ay kulan la qaateen qaar kamida hawl wadeenada wasaarada caafimaadka gobolka bari. Wariye Faadumo Degan ayaa Warbixintan Bosaaso ka soo jeedinaysa.

Qaybtii 3-aad iyo Gabaygii Abwaan Cali Food “xiliyada barwaaqada iyo beri samaadkii Soomaalida ”( dhegayso )
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY ISBITAAL CUSUB OO LAGA HIRGALIYAY DEGMADA CADALE
Midowga Yurub oo Somaaliya lacag ugu deeqay

Maamulka gobolka bari iyo kan degmadda Bosaaso ayaa sidii loo dardargalin lahaa ka hortaga cudurka cronavirus ayaa waxa ay kulan la qaateen qaar kamida hawl wadeenada wasaarada caafimaadka gobolka bari.

Wariye Faadumo Degan ayaa Warbixintan Bosaaso ka soo jeedinaysa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: