MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY ISBITAAL CUSUB OO LAGA HIRGALIYAY DEGMADA CADALE

HomeWararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY ISBITAAL CUSUB OO LAGA HIRGALIYAY DEGMADA CADALE

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray Isbitaalka Shiikh Axmed Gabyoow oo xildhibaannada

Bandhigga COVID-19 (Taxanaha 4aad)
Xukuno lagu riday shabakadii Afduubka iyo Dilka u geysatay Abuukar Kaabax
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya xafiiskiisa kula kulmay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray Isbitaalka Shiikh Axmed Gabyoow oo xildhibaannada iyo dadka deegaanka oo iskaashanaya ay ka hirgaliyeen Degmada Cadale ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray qeybaha uu ka kooban yahay isbitaalkan cusub ayaa ku bogaadiyay dadka deegaanka isku-tashiga ay muujiyeen, isaga oo tilmaamay in dhismahani uu qeyb ka yahay horumarka shacabka Soomaaliyeed ay ku xaqiijinayaan xoreynta iyo hurumarinta deegaannadooda.

Madaxwaynaha oo uu wehliyo Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Hirshabeele Mudane Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa sidoo kale dhagax dhigay dhismaha garoon diyaaradeed oo ay yeelan doonto Degmada Cadale.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: