BOOSAASO: Dab ka kacay warshada Tabaarak (daawo)

BOOSAASO: Dab  ka kacay  warshada Tabaarak (daawo)

Khsaare hantiyeed ayaa ka dhasahay dab saaka ka kacay Warshada Isbuunyada ee Tabaarig Boosaaso.

Lama oga sababta dabkan dhalisay, waxaana u gurmaday Dabdamiska dowladda hoose ee Boosaaso iyo shirkada Golis.

Dadka dagan xaalada uu dabku ka kacay ayaa cabsi xoogan ka muujiyay inuu soo gaaro iyagoo Caruurtooda kala baxay guryihii ay daganaayeen.

Mar aha markii ugu horaysay ee uu dab ka kaco shirkadan, bishii 7aad ayay ahayd markii sidan ookale dab xoogan uu ka kacay isla Warshada qeybteeda Garowe.

Daawo sida uu dabku ku bilowday.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com