Booliska Jigjiga oo bilaabay in ay bajaajyada ka jaraan sawirada calanka & madaxda Soomaaliya

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Booliska Jigjiga oo bilaabay in ay bajaajyada ka jaraan sawirada calanka & madaxda Soomaaliya

Ciidamada Booliska Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) ee loo yaqaan ADHMA FATANAGA ayaa jigjiga ka bilaabay in ay tagaasida iyo bajaajyada ka jarjaraan calanka Soomaaliya iyo sawirada madaxda Soomaaliya. Amarka jaridda sawirada iyo astaamaha Soomaaliya ayaa saaka ka soo baxey xafiiska Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS). Diiwaanka wararka Radio Daljir Jigjiga

MAGAALADA QABRI DAHARE OO LAGA DAAHFURAY LACAGTA CUSUB
Barakacayaasha Qoloji DDS ayaa sheegay in fahamkoodu isbadelay kaddib wacyigalinta gudniinka gabdhaha
Madaxweynaha DDS Mustafe Cagjar oo ka hadlay khatarta cudurka Caronavirus (Daawo)

Ciidamada Booliska Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) ee loo yaqaan ADHMA FATANAGA ayaa jigjiga ka bilaabay in ay tagaasida iyo bajaajyada ka jarjaraan calanka Soomaaliya iyo sawirada madaxda Soomaaliya.

Amarka jaridda sawirada iyo astaamaha Soomaaliya ayaa saaka ka soo baxey xafiiska Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS).

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 4 years ago

    WAA SAX MADAXDA SOMALIDU MA XUKUMAAN JIGJIGA & SOMALI STEED.
    HAKU DHEJISTAAN M.MUSTAFA CAGJAR….

DISQUS: