Madaxweyne Deni iyo Kuxigeenkiisa oo qaabilay Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Puntland

Madaxweyne Deni iyo Kuxigeenkiisa oo qaabilay Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyadda Dowladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Puntland uu maanta doortay Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl oo ay weheliyaan gudoonka kale ee baarlamanku.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa u hambalyeeyay Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka, wuxuuna illaahay uga baryey inuu u fududeeyo xilka loo igmaday.

Sidoo kale Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane, Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo isna qaabilay Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Dowladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, ayaa ugu hambalyeeyay xilka loo doortay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 4 years ago

    KAN AAN ARKAA MA AHA GUDOOMIYE BARLAMANE WAA TUUL DENI SAMAYSTAY OO WUXUU RABO KU RIDANAYO,KALA BAXAYO….
    DENI WAA LAKUFAY XILKII PL.
    DENI WAA ROLAND REGEN-kii MARAYKANKA OOKALE EE AY DHAHAAN DADKA MARAYKANKU WUXUU AHAA ROLAND REGEN  KII UGU DOQONSANAA EE SOO MARA U.S.A……
    OK,DENINA WAA KII UGU DOQONSANAA EE SOO MARA P/LAND.SAXEEX.
    WAABA XOOLO ILLAAH..OO FAARUQA 

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com